Simaneey somali-logo

Simaneey somali

Education Podcasts

Asc kuso dhowow Simaneey somali podcast! Fursadaha iyo Faidoyinka Internet ayan kaga hadla. Internet wll dad badan aya ka shaqeysta, fikrado shaqo dhageyso hadi ad rabtid. Organization iyo Goals ayan kaga hadla, waraarka yaab leh ama iga yaabiyey... Aduunkan iyo Mars baa waan kaga hadla marka diyaar ahow oo kuso dhowow. Youtube👉SIMANEEY🌍www.somalipodcasts.com 💌 team@somalipodcasts.com

Location:

United States

Description:

Asc kuso dhowow Simaneey somali podcast! Fursadaha iyo Faidoyinka Internet ayan kaga hadla. Internet wll dad badan aya ka shaqeysta, fikrado shaqo dhageyso hadi ad rabtid. Organization iyo Goals ayan kaga hadla, waraarka yaab leh ama iga yaabiyey... Aduunkan iyo Mars baa waan kaga hadla marka diyaar ahow oo kuso dhowow. Youtube👉SIMANEEY🌍www.somalipodcasts.com 💌 team@somalipodcasts.com

Language:

English


Episodes
Ask host to enable sharing for playback control

S01 Bonus Fikrado Cajiib ah podcast ku samee

6/8/2021
Asc kuso dhowow Bonuskii saison Podcast Strategy! Waxan idin diyaariye fikrado podcast waxan rajeneya ina ka faididontan!Arbaca mercredi wednesday walba rendez-vous les amis! Saisongan ka dib maxa dhici? Podcastka gabigisa baa waan badalaya inshallah sawir ila description marka subscribe gareyso intu ku dhaafin😉Maxan kaga hadli doona? Fikrado shaqo, webka, news,organization, level up iyo...Mars😂 Marki horeba podcast category "personal journal" ayu ku jira waxan uu malen inad ka heli...

Duration:00:17:23

Ask host to enable sharing for playback control

S01E10 Resume iyo top 5 Somalis Podcasts

6/1/2021
Hee Asc kuso dhowow Simaneey somali podcast! Wa S01E10 finalkii saisoga! Waxan kaga hadlaya muhimada iyo top5 podcasts somaliyeed ee aan dhageysto. Podcastyada aan kaga hadlay waa Somali Book ReviewSomalipoddHawraarsan PodcastMiraha-LuulkaSomali Motivation podcast Ad ayan idinka mahad celinaya sida ila socotaan runti😍 Podcastkaaga ku tuuro wll episodeka bonus ayan idin soo wada si fikrado podcast uga qaadataan waana 10 fikradood oo cajiib ah. Podcastyada halkan aan ku sheegey waa qaar...

Duration:00:14:32

Ask host to enable sharing for playback control

S01E09 Podcast Strategy! Organization🎯

5/25/2021
Hee Asc kuso dhowow Simaneey wa S01E09 maanta waxaynu kaga hadlayna OR-GA-NI-ZA-TION saisongeeni podcast strategy!Arbaca mercredi walba new episode la soco...ma khaldin sacada maanta diyaar⌚ Marka wakhti uu heen inad duubtid episode ama hadi ad is weydineysid gorma duubi sabata wad shaqeysa ama hooya tahay (no asmr hahaha).Waxaynu uu bahan PLAN wllyal. Halkan waxan kula wadaagaya fikrado inshallah ka cawin doona inad episodekaaga si fudud uu duubtid oo qorshahaaga ad meel ku qoratid ama...

Duration:00:14:17

Ask host to enable sharing for playback control

S01E08 Podcast Strategy! Podcasts badan maxa laga faida?simaneey somali

5/19/2021
Hee Asc kuso dhowow Simaneey somali podcast wa s01e08 saisongeeni podcast strategy! Dadku maxay podcasts badan uu sameyan oo maxay ka faidaan?Arbaca mercredi walba new episode la soco... Luuqad kale hadi ad ku hadashid bilow podcasts kala duwan sameysa why not? Waxad sameen karta in category ad rabtid podcast uu sameysid ka baqdi ad eegtid ka soo baxa nacam ad test gareysid podcastka socda ama ka ad iska deen kartid😉 Qaar 3/4 podcast ayey soo saaran ka baqdi xooga saaran ka ad...

Duration:00:11:29

Ask host to enable sharing for playback control

S01E07 Podcast Strategy!Sidee Podcast lacag looga sameya part2 Simaneey somali

5/11/2021
Asc kuso dhowow Simaneey somali podcast. Wa saison 1 episode7 marka podcastka uu isticmaalno sii aynu uu iib geyno product ama services. Waxay dadka badankood sameyan waa affiliation! hadi intaaso sanadood laga hadlayo affiliation ciyaar maha🤫 Hadi ad ka heshey dhib ma jirto like dhac ku sii😁 hadaad ku cusub tahay wll welcome! Voice message ii dhiga oo fikirka aynu isla wadaagno! BISHAARO BISHAARO wllyaal waxa soo dhow dhamadkii saisongan sii sheegta waxa rabtaan inaynu ka hadalno. 👽...

Duration:00:10:28

Ask host to enable sharing for playback control

S01E06 Sidee lacag looga sameya Podcastka product Simaneey somali podcast

5/4/2021
Hee Asc wll kuso dhowow Simaneey somali podcast! Wa Saison 1 episode 6 part1 Podcastku marku product yahay sidee lacag looga sameen kara? Arbaca maanta iyo episodekeeni side lacag looga sameya Podcastka? Ok podcastka nooc walba lacag uga sameen karta marku product yahay nacam marku yahay waxad ad iib geeneysid! Marka kale wa podcastka marka canal uu isticmaleysid nacam waa wadada uu mareysid iib geenta services ama formations etc... Maanta part1 keena waxaynu ku eegeyna noocyada kala duwan...

Duration:00:15:04

Ask host to enable sharing for playback control

S01E05 Businesska Serverka simaneey somali podcast

4/27/2021
Hee Asc kuso dhowow Simaneey somali podcast Saison 1 épisode 5 waxaynu eegeyna businesska serverada! Maxay raba halkee ku socdan sidee uu isticmalayan podcastkeena? Wax badan aya laga sheegi kara serverada😁 Waxan rajeeneya inad ka heshay hadi ad ka heshay wll like igu sheeg (app kasta oo ad iga dhageysaneysid 😊) fikirkaagana ka dhibo websiteka episodekan. Hadi ad ku cusub tahay welcome oo kuso dhowow podcastkan subscribe gareyso! Next episode S01E05 Businesska serverka ama serverada...

Duration:00:19:54

Ask host to enable sharing for playback control

S01E04 Podcast Strategy! keli Group ama Guest difference! simaneey somali podcast

4/21/2021
Hee Asc! Kuso dhowow Simaneey somali podcast! S01E04 marka podcast keliga/group ama guest ad sameeneysid difference jira avantages iyo limites ee leeyihin ayan kaga hadlaya! Arbaca/Mercredi/Wednesday walba New episode😁 Podcastku waa cajiib wuxu ku furaya mar walba in dhinaca yar ad kaso baxdid oo maanta hadi ad ku bilowdid podcastkaaga group beri guest uu boodi kartid ama keliga episode ad duubi kartid! Runti sida ad rabtaan ku bilawa wax idin joojin kara oo imaginationkiina ehen ma jiro😉...

Duration:00:18:42

Ask host to enable sharing for playback control

S01E03 Podcast Strategy! Saisons yaada! simaneey somali podcast

4/13/2021
Hee Asc! Kuso dhowow Simaneey somali podcast! S01E03 waa Saison yaada, sidee looga faida? Arbaca/Mercredi/Wednesday walba New episode😁 Maxay dadku uu sameeyan saison uu jeedada laga leeyahay wa maxay? Dhageyso wax badan ayad ka faideysan karta saison inad uu sameysid saison podcastkaaga. Marka ka faideyso mustaqbalkana wa iibin karta saisonyadaada😉 Hadi ad ka heshay like igu sheeg, hadi asxaabta uu dirtid free ba tahay. Hadi ad ku cusub tahay podcastkan wll waa isla anagi so dhowow koob...

Duration:00:19:38

Ask host to enable sharing for playback control

S01E02 Podcast Strategy! Plan Episode Simaneey somali tutorial

4/7/2021
Hee Asc kuso dhowow s01e02 aan kaga hadlayo Planka episodekaaga sidee uga shaqeneysa! Simaneey somali podcast. Arbaca walba new episode! Wa maxay planka episodeka? 🛠Wa simple, waa waxyaalo ka cawinaya inad dhistid episodeka ad duubeysid si wax dhisan uu noqdo. Koley waxyabo ad garaneysid aya jira oo mar walba ad tidha episodyada marka ad duubeysid sida "salaanta" ka baqdi wixi episodeka ad kaga hadleysey iyo salaanta dhamaadka etc... Halkan waxan ka faideysaneysa inad dhisatid plan ama kan...

Duration:00:13:05

Ask host to enable sharing for playback control

S01E01 Podcast Strategy! Materials iyo personality; Simaneey somali podcast tutorial

3/31/2021
Hee Asc!Kuso dhowow Simaneey somali podcast! Podcast Strategy Saison 01 Episode 01 Materials and Personality. Arbaca/Mercredi/Wednesday walba New episode😁 Episodekan 01 waxan kaga hadlaya Materials ad uu bahan tahay iyo Personalityga podcasterka, muhimadu wa maxay? Saisongan waxan ugu talo galay Podcastka oo qudha waxay ledahay 10episodes+bonus 🎁 Waxan kaga hadlaya wax walba ka cawinaya podcasterka ama cida rabta inay podcast bilowdo! Wixi tutorials video ah channelkeyga youtube Simaneey...

Duration:00:18:22

Ask host to enable sharing for playback control

Wa Logu Talo Galay! Simaneey Somali Podcast

3/29/2021
Hee Asc! Kuso dhowow Simaneey somali podcast!Walalayaal Ghettoga waxa ka socda iyo jarka ayan ka hadlaya. Wa episode cusub Simaneey Somali Podcast! Systemka jira ee logu talo galay sii anad wax kale uu rajen oo uu niyad jabtid! Wa system cajiib ah oo jar walba logu dhigayo si halkaa uso dhaafin! wadoyinkooga inad martid, duukaan kooga inad iman,business kooga inad qabsan. Taxe walba way bixinayan si halkaa logu hayo dadkaas. 5ta logu talo galay ee si fudud uga socda ghetto; Wixi in taboo...

Duration:00:22:49

Ask host to enable sharing for playback control

Wa maxay Clubhouse?

3/25/2021
🎯 UPDATE EPISODE anoo is laha waxad noqon somaliyad ugu horeyse...show meesha baa somali baa ka buuxda Clubhouse! hahey uun baa la iga idhi ada ugu dhambeya saxiib so dhowow hahahaha). Heee Asc! kuso dhowow Simaneey somali podcast!Ma taqana Clubhouse baraha bulshada cusub? Maya! kalay dhageyso waxan bixinaya invitation ka baqdi (hahaha). Clubhouse wa baraha bulshada cusub wuxu soo baxay 2020, waxana la rajeneya inu dhaafo facebook instagram iyo twitter baa. Wayo? wayo elite system ayu ku...

Duration:00:10:20

Ask host to enable sharing for playback control

Fikir Shaqo$Huge potential! Simaneey somali podcast

3/21/2021
Hee Asc Kuso dhowow Simaneey somali podcast!Maanta wa business % walayaal! Waxan idinla qeybsanaya fikir shaqo oo cajiiib ah oo potential ad uu weyn leh!$For entrepreneur mind$ Wixi cusub calaamka jecel wa new episode Simaneey somali podcast ha dhaafin ee ka faideyso shaqadan cajibka hadi ardeyda Kiyosaki tahay Bankiga la xidhidh hahaha! Ok kaftanka waan joojinaya businees baynu ka hadleyna, box iibso ka baqdi kiree marka studio ad ka dhigtey waa low costs and great benefits. Bil ka dib...

Duration:00:05:23

Ask host to enable sharing for playback control

TENET Ha Dawan! (spoiler) +Nicolas Cage+Foundation Simaneey somali podcast

3/16/2021
Heee Asc kuso dhowow Simaneey somali podcast!waan idin salamay wllyaal! TENET HA DAWAN! Maanta wa sci fi iyo cameeskii weekendkii igu dhacay! Sanadkan iyo dhibatada naga heysa filimada allah og. Waxaynu ka hadlayna TENET hadi ad is lehed dawo waa spoiler episodekan ee iska ilaali ha dhageysan. Waxa kalo ka hadlay History of bad words Nicolas Cage oo taarikhda cayda ina baraya (runti ina baraya si dhab ah...) Yaa uu bahan iney ogato F word halku ka imid? wallyaal runta aynu isku sheegno...

Duration:00:05:28

Ask host to enable sharing for playback control

Let them be Poor! Ku daa Fiqirnimada!

3/11/2021
Heee asc kuso dhowow Simaneey somali podcast! Halis weyi sheekadan, serious ban ahay wallyaal waa naloo tashaday oo dunidii aya inoo tashatay. Ku daa fiqirnamada educationka ina loo soo maray oo bilowgii meeshaynu ku soconey aya la sii diyaariyey. Robert Kiyosaki wa ninka qorey rich dad poor dad koley waa maqasheen oo halkan wax cusub idin bari mayo, lakin weli ninkaas waxyaaloo kale oo cusub(bonus) ayu ku kordhiyaa biigiisa(channelka youtubka so eeg rich dad poor dad). Odeygaas yaabka badan...

Duration:00:13:07

Ask host to enable sharing for playback control

Miskiin Ha Noqon!!!Simaneey somali podcast

3/3/2021
Hee Asc kuso dhowow Simaneey somali podcast! Miskiin ha Noqoon, Wa sida loo fahmi karo Doctorkii Charles G. Jung. Qofkee fiican ma qofka xumaanta tuusi kara misa qofka xumaanta tuusi karin? Suashaas waxaynu isku da'yena in aynu ka jawabno. "Dagaalku" maanta waa hadal marka in hadalada wax ad iskaga ceelisid, businesskaaga, shaqadaada, societyga iska ceelin kartid. Dagaalku ama brutality wakhtiga ugu haboon iyo habka ugu haboon (hab walba ha noqdee physique ama hadal) inad awoodaada tustid....

Duration:00:16:27

Ask host to enable sharing for playback control

Maxan kaga bilowa podcastkeyga?Somali tutorial podcast

2/26/2021
Heee Asc kuso dhowow Simaneey somali podcast, wan idin salamay dhageystayasheyda qaaliga! Waxan isku da'yeya in aan ka jawabo suasha ah: Maxan kaga bilowa podcastkeeyga ama episodekeyga ugu horeeya??. Hadi ad suashan qabtid oo rabtid inad bilowdid podcastkaaga waxan rajeeneya in ad si fiican kaga jawabay oo jawab ku anfacaysa ad heshay. Cid walba suashan way is weydisey oo keliga ma tihid, nagu soo biir oo podcaster noqoo intan marka dhageysatid. Hadi ad suaalo kale ad qabtid message ayad ii...

Duration:00:06:14

Ask host to enable sharing for playback control

Maalinta calaamka Bila Facebook! Addict or Not?

2/25/2021
Heee Asc kuso dhowow Simaneey somali podcast!Waan idin salamay wllyal! Maalinta calamka ee bila Facebook maxad ka qabta? Waa Axaada taarikhdu markey tahay 28ka.Maalinta ad tijabineysid caadoyinka iyo addictionka kugu leeyihin baraha bulshadu. In laga hinaasay Mark Zuckerberg ayan uu maleneya wiilka 20jiir facebook ku sameeye, aduuniyo maxa xasid buuxa...Hadana run hadi la sheego waa maalin challenge galin karno asxaabta iyo familiga oo si kaftan ah uu qaadan karno weyi ama si dhab ah isku...

Duration:00:09:03

Ask host to enable sharing for playback control

YOUNG FOR EVER! Sidan si mahee

2/23/2021
Hee asc kuso dhowow Simaneey somali podcast! Young For Ever!sidan si mahee! In aynu badalna da'da maskaxdeena, qisoo yar oo igu dhacday ayan ku haya maanta. Wax walba baa bilow ayey leeyihin cawa gabowga iyu sidu rabay inu ii soo dhukuso ayaan kaga waramaya. Caadoyin yar yar oo si fudud ula qabsano sheekoyiin ama heesoyiin aynu dhageysan jirin ayad la qabsanaysa!!! Hee is ilaali waa lagu soo dhukusayaaye. Is yare walaaloy masaxkadaada young ka dhig is giiji oo dhac dhacdaada ha la maqlo. Wa...

Duration:00:14:05